4:43 pm - Wednesday September 28, 2016
14518607_10205836855074263_77005146_n

Danjiraha Cusub ee Somalia u fadhin doonna Talyaniga oo gaaray Roma (SAWIRR...

Danjiraha Cusub ee Dowlada Federalka Soomaaliya u fadhin doonna dalka Talyaaniga, Jeneral C/raxmaan Sheekh Ciise, oo dhawaan soo gaaray dalka Talyaaniga, ayaa maalintii shalay waxa uu warqadihiisa aqoonsiga geeyay xarunta Wasaarada Arrimaha Dibadda Talyaaniga ee Magaalada Roma. Jeneral C/raxmaan... read more »

micheal-keating

Micheal Keating oo Golaha Ammaanka uga warbixiyay dib u dhacii doorashooyin...

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan. Danjire Micheal Keating ayaa ugu horeyn ka hadlay sababaha... read more »

2016821636073699440027547Gaalkacyo

Dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ku yaal dhanka bari ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Dagaalka oo bilowday xalay saqdii dhexe ayaa ka dambeeyay markii kooxo hubeysan oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku... read more »

150521110811_alshabaab_624x351_d_nocredit

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday xadka Kenya

Diyaaradaha dagaalka mareykanka ayaa duqeyn ay ka geysteen tuulo u dhow xuduuda Kenya ku dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka duqeyntan ayaa lagu sarkaal lagu magacaabo Bashiir Dheere oo ahaa Taliye kuxigeenka Al-Shabaab ee Jubadda Hoose iyo saddex sarkaal oo... read more »

who

WHO “Hawada oo wasaqowday awgeed 3malyan oo ruux ayaa sanad walba dhi...

Warbixin ay soo saartay hay’ada caafimaadka adduunka WHO ayaa lagu sheegay in sanad walba ay u geeriyoodaan saddex malyan oo ruux sababo la xiriira hawada oo aan nadiif ahayn. Tobankii ruux ee dunida ku nool ayaa sagaal ka mid ah waxa ay ku nool yihiin deegaano aan hawadeeda wanaagsanayn sida ay... read more »

English News

1

Could Somaliland’s new port change the country’s future?

On a rough street, it’s a risk upsetting the neighbours, but the port of Berbera in Somaliland has done just that. A Dubai firm, DP World, has started work as part of a 30-year deal to run the harbour in a country you might say is not really there. At independence in... read more »

2

Al-Shabaab parade bodies of Kenyan policemen in Somalia

The two police officers who went missing after the Hamey Police Station attack on Thursday morning were killed and their bodies taken to Somalia. Their bodies were paraded by al-Shabaab terrorists at their headquarters in Jilib, Somalia. They have been identified as... read more »

3

Kismaayo readies for the 2016 electoral process

As a visitor enters the port city of Kismaayo, he is greeted by an imposing monument bearing the words ‘Kismaayo waa nabad’, which means ‘Kismaayo is peaceful’ in Somali. These reassuring words are especially significant now as Somalia prepares for the formal... read more »

4

UN court starts hearing Kenya-Somalia sea border dispute

A maritime border case between Kenya and Somalia begins Monday at the International Court of Justice in The Hague in what could define the ownership of an area with oil and gas potential. The ICJ will hold hearings up to Friday to consider submissions on the case that... read more »

5

The United Nations Convention on the Law of the Sea (UNCLOS), a Constitution of ...

By M. Trunji In the end of August 2014 Somalia instituted proceedings before the International Court of Justice (ICJ) against Kenya with regard to maritime boundary delimitation dispute in the Indian Ocean. The decision on the case is expected to take a considerable... read more »

6

33 al Shabaab fighters killed by KDF in two seperate attacks in Somalia

KDF officers in Amisom supported by the Somalia National Army killed 33 al Shabaab fighters in two different operations in Southern Somalia on Wednesday. In the first incident during an operation in Jubaland’s Gobweyn area, 25 fighters from the terror group were... read more »

Latest News

more latest news »
Cayaaraha
shataranji

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka Chess-ka ee ka socda da...

Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxaa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka... read more »

3

Soomaalida Gobolka Tennessee oo Guddi isboorti dhi...

Dalka Mareykanka ayaa waxaa looga dabaaldegay maalinta shaqaalaha taa oo lagu xurmeynaayo shaqaalaha weynaha dalkaani oo runtii ka mid ah kuwa ugu... read more »

Xulka Qaranka Iskaa-kada oo sagootin loogu sameeyay Muq...

DSC05421

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad lagu sagootinayay Ciyaartoyda xulka qaranka shatarinjiga, waxaana xaflada... read more »

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya oo garaacday S...

IMG_D121BF-27D8FE-8F3277-E8AA2B-3BA92C-D22207

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya ee Wiilasha ayaa guul ka gaaray kulankii ay la yeesheen Xulka Wiilasha Sudan, kadib kulan xiiso leh oo ay ku yeesheen... read more »

Orodyahanka dalka Ethiopia Lilesa oo sheegay in uusan d...

runner-eth-2

Orodyahanka Maaratoonka Ethiopia Feyisa Lilesa ayaa muujiyay astaan muujinaysa xarig markii uu gaaray tartankii Olombikada ee Rio. Feyisa Lilesa ayaa markii uu... read more »

Subscribe to Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

hambalyo-dhalasho

HAMBALYO: Jamiila Garruun & C/fitaax oo wiil ugu dhashay London

Hooyo Xadiyo Cali Ceyr iyo Xaajigeeda Xasan Dhegaweyne Hooyo Faaduma Maxamed Nuur Ayeeyo Xaliima Goodle Wardheere Hooyo Bishaara Cali Maxamed Bashka Abti Xasan Cali Maxamed Caanaboore... read more »

IMG_C41449-4D9BCE-C24ECD-D147D6-AF998D-39E0AC

Bahda ciyaaraha oo hambalyo aroos ah u dirtay xiddiga Xasan Basba...

Waxaa labadii bishan May magaalada Muqdisho, ku aqal galay xiddiga Kubbadda Kolayga Heegan iyo Xulka qaranka Soomaaliya Xasan Maxamed Xasan (Basbaas), waxaana ugu horreyn dhambaal farxad ah... read more »

W/Q: Naciima Abwaan Qorane “Af-Barwaaqo” 

Gorfayn Dhigane: Wehelka Lammaanaha

 Hordhac: Markastoon arko buug cusub oo Soomaali ku qoran runtii niyadda iyo quluubtaan ka farxaa. U riyaaqid ka gadaal, waxaan ku qaabbillaa jawi farxadeed, waxaanan ku dhugtaa indho... read more »