9:47 pm - Saturday July 30, 2016

Nuur Cadde oo qiray in la ijaaray Xarunta Safaarada Soomaalida ee Talyaaniga [Dhageyso Wareysi]

DSCF2309

Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub Ahna Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalalka Talyaaniga iyo Beljum Ambasador Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa qiray in la ijaaray dhismaha Safaarada Soomaalida ee dalka talyaaniga.

Nuur Cadde oo wareysi siiyay Radio Wehel ayaa waxaa uu ka hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya Safaaradaha Beljum-ka iyo tan Talyaaniga, isagoona sheegay in uu ku guuleestay in dad Ajnabi ahaa oo ku noolaa Safaarada Beljum-ka laga saaro.

Danjiraha Ayaa wareysigaan bixiyay isagoo ku sugan Xafiiskiisa Safaarada Soomaalida ee Beljum (Halka Hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran).

Don't miss the stories followRadio Wehel | Wehel Media Center and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
bana4

FIBA AFRICA oo shir ugu furmaya Qaahir & Bana Ali oo ka qeybgalaya.

surveillance-camera-300x225

Nederlands: Kaamirooyin ku basaasaya

Related posts
Your comment?
Leave a Reply