12:05 am - Sunday October 22, 2017

HAMBALYO: Wariye Ibraahim Baafo oo gabar ugu dhalay dalka Australia

Aabe Cumar Maxamed Cabdulahi

Hooyo Faadumo Cabdulaahi Nuur

Hooyo Maano Cabdulqaadir Bunkuweer

Adeer Maxamuud Maxamed Cabdulaahi

Eedo Xaliimo Maxamed Cabdlaahi

Ayeeyo Kaltuumo Cali Nuur

Dhamaan Reer Cabdulqaadir Sheegow

Reer Axmed Baafo

Reer Maxamuud

Reer Cali Bay

Reer Shuurow Nuur

Asxaabta saxaafada oo ay kamid yihiin:

Cismaan Maxamed Xasan

Cabdiraxman Koronto

Farxaan M Jimcaale

Maxamed Maxamuud Cadde

Ridwaan Xaaji Cabdiwali

Cabdisalaan Hareri

Ayaanle Xuseen Cabdi

Maxamed Axmed Xaaji (Cag Madhige)

Sagal Mustafe Xasan

Cabdiwali Ibraahim Garyare

Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere)

Amiin Caamir Maxamed & Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Axmed Guure (Hiiraan Online)

Asxaabta kale ee kala ah:

Cisman Rageh (Saney)

Olol Cabdi Diini

Cawil Xasan Yuusf

Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Talyaate & maxamed Muudey dhamaan dadkan oo kala jooga Soomaaliya, US, Sweden, Australia & UK, waxay Tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Wariye Ibrahim Cumar Baafo & Umulkhayr Cabdulqaadir Sheegow oo Gabadh uga dhalatay Magaalada Melbourne ee dalka Australia, gabdhaas oo loo bixiyey ZAHUR Ibrahim, Waxaan leenahay ZAHUUR yariiseey soo bar-baar noqo tii dadkeeda, waalidkeeda, iyo Diinteeda Anfacda.

Allow ubadka noo kori by Saado Cali Warsame – Nomad Lyrics, Somali heeso



Don't miss the stories followRadio Wehel | Wehel Media Center and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Wadahadalkii Soomaaliya iyo Somaliland oo mar kale dib loo dhigay

Golaha Wasiirada oo ka shiray Qorshaha dowladda iyo Qaraxii Hotel Central

Related posts
Your comment?
Leave a Reply