1:53 am - Friday July 28, 2017

Jaaliyadda Jubaland ee Holland oo dhowaan qabanaya shir taageero ah.

single-thumb.jpg

jubalandWaxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Jubland ee ku dhaqan dalka Holland in ay ka soo qeyb galaan shir weyne lagu taageerayo dib u doorashada madaxweynaha Jubland Ahmed Madoobe.
Goobta Shirka: Putsplein 28, 3073 HT Rotterdam.
Taariikhda: 10-ka October 2015.
Maalinta: Sabti
Saacada; 4.30 ilaa 10.00 habeenimo.

Wixii faahfaahin intaasi dheer fadlan kala xiriir;
Abdulahi Bashir Tel. 0643645300
Mohamed Ali Ganey Tel. 0685063938
Abdifatah Tel. 0686335285

Ka soo qeyb galkiinu waa muhiim.

Don't miss the stories followRadio Wehel | Wehel Media Center and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Dowlada Finland oo joojisay qaabilaada Qaxootiga Soomaalida iyo Ciraq

Hay’ad cilmi baaris oo sheegtay in Soomaaliya uu ka amni wanaagsan yahay dalal badan

Related posts
Your comment?
Leave a Reply