8:15 am - Wednesday June 28, 2017

Barnaamij gaar ah oo laga soo diyaariyay xaalada xabsiyadda dalka Britian (Daawo)

Barnaamij gaar ah oo ka mid ah, Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee ka baxa Telefishinka Universal, ayaa todobaadkaan lagu booqday saldhigyada ciidamada Police-ka dalka Britian, kaasi oo lagu soo ogaanayay nolosha dadka ku jira xabsiyada, xiriirka ka dhaxeeya Soomaalida iyo ciidamada Police-ka, iyo baarista la marsiiyo dadka ay gacanta ku dhigaan Police-ka.

Inta badan xabsiyadda dalka Britian ayaa la sheegaa in ay ku jiraan dhalinyarro kasoo jeeda jaaliyaddaha iyagu soo galootiga ah oo ay ku jirto jaaliyadda Soomaalida.

Hadaba Barnaamijkaan oo ah mid dhinacyo badan loogu kuur-galay halka hoose ka daawo.

Don't miss the stories followRadio Wehel | Wehel Media Center and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

M-weyne Xasan oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee India

Xaalada Galkacyo oo kacsan, kadib shaqaaqo ay dad badan ku dhinteen

Related posts
Your comment?
Leave a Reply