3:03 pm - Saturday August 22, 2336

HAMBALYO: Jamiila Garruun & C/fitaax oo wiil ugu dhashay London

Hooyo Xadiyo Cali Ceyr iyo Xaajigeeda Xasan Dhegaweyne

Hooyo Faaduma Maxamed Nuur

Ayeeyo Xaliima Goodle Wardheere

Hooyo Bishaara Cali Maxamed Bashka

Abti Xasan Cali Maxamed Caanaboore

Shamso Xaaji Tikle iyo seygedda Ibraahim Sheikh Cali

Xaawa Xaaji Tikle

Dahir Xaaji Tikle

Cabdirisaaq Xaaji Tikle iyo xaaskisa Nasiya

Baaroow Xaaji Tikle

Ruweyda Xaaji Tikle

Ubax Xaaji Tikle

Xaadsan Xaaji Tikle

Xuseen Xaaji Tikle

Fellis Cusman Siyaad

Canab Cusman Siyaad

Farxiya Geesey Hussein

Farxiya Cabdi Weheliye

Nasra Maxamuud Cilmi (Nasra degan)

C/Shakur Xasan Garruun iyo xaaskisa Caasha C/llahi

Sacdiyo Cabdulahi iyo seygeeda Cabdi

Qadra Xassan Garruun Iyo seygedda Shire

Farxiya Cabdi Cagalaab

Shukriya Cabdi cagalaab

Aamina maxamed Cali iyo seeygeeda Ismaaciil Maalin

Leyla Cali Garruun iyo seeygeeda Caadley

Bashiir Cali Cadow iyo xaaskisa Sihaam Soso

Cabdiraxman Canshuur Nuur Korneelka

Cabdixafiid Maxamud Jaamac

Maxamed Saciid Asaxaaf

Cabdirashiid Rashka

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Universal TV

Dhamaan reer Xaaji Tikle

Dhamaan reer Garruun Sanweyne

Bahda Saxaafadda iyo Fanaaniinta waxay Hambalyo dhalasho u dirayaan; Aabe Cabdi Fitaax Xaaji Tikle iyo Hooyo Jamiila Xasan Garruun oo will ugu dhashay magalada London 1-dii May 2016 (Maalintii shaqaalaha) Wiilkaas oo loogu magacdaray (Mucaad) waxaana lagu samiyay saxaabigii qiimaha badnaa ee Mucaad Bin Jabal RC.

Mucaad yare soo barbar noqo kii dadkiisa, diintiisa, iyo dalkiisa Anfaca AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Don't miss the stories followRadio Wehel | Wehel Media Center and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Bahda ciyaaraha oo hambalyo aroos ah u dirtay xiddiga Xasan Basbaas

BAAFIN: Waxaa la Baafinaayaa Umulqeyr Dahir Bidar

Related posts
Your comment?
Leave a Reply