12:13 am - Sunday October 22, 2017

BAAFIN: Waxaa la Baafinaayaa Umulqeyr Dahir Bidar

Waxaa la Baafinaayaa Umulqeyr Dahir Bidar oo dhalatay Sanadkii 1988, waxaa markii ugu war danbeysay lagu Ogaa Deegaanka Ceelasha Biyaha (Soomaaliya).

Fadlan Ciddii wax maclumaad ka haysa , waxaa laga Codsanayaa inay la soo Xiriirto Mr. A Bozbey Gravaenhage Teleefan 0031-703836700.

Mahadsanidiin

Don't miss the stories followRadio Wehel | Wehel Media Center and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

HAMBALYO: Jamiila Garruun & C/fitaax oo wiil ugu dhashay London

Related posts
Your comment?
Leave a Reply