Home » Archives by category » Cayaaraha

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday (Sawirro)‏

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday (Sawirro)‏

Kulan aan caadi aheyn oo ay Naadiyada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Kolayga maanta oo Khamiis ah 21-May,2015, ku yeesheen Magaalada Muqdisho, isla markaana ay kaga Arrin-sanayeen Horu-maradda iyo Howlaha Kubada Koleyga dalka, ayaa waxaa ay kalsoonidii kala Noqdeen Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale, iyagoona sheegay in ay xil ka qaadis ku sameeyeen Mr. Ducaale.

M-weyne Xasa oo ka qeyb galay Koob lagu xusayay Maalinta 15-ka May (Sawirro)‏

M-weyne Xasa oo ka qeyb galay Koob lagu xusayay Maalinta 15-ka May (Sawirro)‏

Madaxwayanaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud iyo xubno isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ayaa ka qayb galay ciyaar lagu xusayay sanad guuradi 72-aad, ee ka soo wareegtay aasaaskii Ururka dhalinyarda Soomaliyeed ee SYL, kaasi oo gelinkii danbe ee shalay lagu qabtay garoonka Banadir Stadium.

Wasiiro iyo Xildhibaano Tartan Isboorti ku yeeshay Muqdisho (SAWIRRO)

Wasiiro iyo Xildhibaano Tartan Isboorti ku yeeshay Muqdisho (SAWIRRO)

Iyadoo shalay magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya si weeyn looga xusey 72-guuradii kasoo wareegatay aas aaskii maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL ayaa waxaa lagu maamuusay tartamo ciyaareedka kal dhacay garoomada Banaadir iyo Wiiish ex/luugino

Awoodaha is-diidan ee XSKK & Sharci ahaan-shiyaha Hogaanka XSKK !??

Awoodaha is-diidan ee XSKK & Sharci ahaan-shiyaha Hogaanka XSKK !??

Oct 27 , 2014, ayey aheyd markii Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga Cabdulaahi Nuur Maxamed Cadaani, uu xilkii ka qaaday Macalimiintii hogaaminasay Xulkii Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliya ee ka qeyb galay Cayaarahii (Sep 21, 2014) ka furmay Magaalada Kampala ee dalka Uganda (Zone V Nations), kuwaasi oo kala ahaa; Cumar Cabduqaadir Baarajab, Axmed Daahir […]

Soomaaliya oo guulo ka gaartay Tartanka Taekwondow-ga Aduunka ee 2015 (SAWIRRO)

Soomaaliya oo guulo ka gaartay Tartanka Taekwondow-ga Aduunka ee 2015 (SAWIRRO)

Waxaa si rasmi ah magaalada Chelyabinsk ee dalka Russia uga furmay tartanka Taekwondow-ga Aduunka 2015, tartankaan oo ciyaartooyda qaranka Soomaaliyeed ay soo bandhigeen ciyaar aad u heersareeyso ayna haatan ay aduunka kaga jiraan kaalinta 40-naad ee liiska wadamada aduunka iyagoo ka sare maray wadamo waaweyn oo aduunka hormaray kastirsan.  Waxaa tartankaan kasoo qeyb galay wadamo […]

Horyaalka K/Cagta ee Nationlink Championship oo dib u furmaya

Horyaalka K/Cagta ee Nationlink Championship oo dib u furmaya

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo talaado ah in horyaalka kubada cagta dalka ee (Nation Link Championship) uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha May ay tahay 13 sanadka 2015-ka, waxana cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona naadiyada kala ah Banaadir S.Club iyo Dekedda.

Somalia oo ka qeyb-gashay Shirka 26-aad ee Taekwondow-ga (SAWIRRO)

Somalia oo ka qeyb-gashay Shirka 26-aad ee Taekwondow-ga (SAWIRRO)

Waxaa maalintii Isniinta si rasmi ah uga furmay magaalada Chelyabinsk ee dalka Russia shirkii 26-Naad ee Xiriirka Taekwondow-ga Aduunka 2015-ka, shirkaan oo ah shir muhiim ah oo laqabto sanadkasta loogana hadlo horumar ka ciyaaraha Taekwondo-ga Aduunka iyo weliba inlasoo bandhigo waxqabadka xiriirada Taekwondow-ga wadamada caalamka.

Qaranka Soomaaliya ee Tarkwondo-ga oo lagu soo dhaweeyay Russia

Qaranka Soomaaliya ee Tarkwondo-ga oo lagu soo dhaweeyay Russia

Waxaa kooxda qaranka Soomaaliyeed ee Tarkwondo-ga si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Chelyabinsk ee wadanka Russia oo ka dhici doonaan ciyaaraha Takewanduga aduunka 2015.

Kenya oo u diiday xulka Qaranka Soomaaliya inay ku cayaaraan Nairobi

Kenya oo u diiday xulka Qaranka Soomaaliya inay ku cayaaraan Nairobi

Sidda ay qortay wakaaladda wararka AP, Saraakiil ka tirsan xiriirka kubadda dalka Kenya ayaa Sheegay in xiriirkun ay diideen in xulka qaranka Soomaaliya ee da’dooda ka hooseeyo 21-jirada ay ku cayaaraan dalka Kenya lugta labaad tartanka is-reebreebka cayaaraha Olobikada adduunka oo la ballansanayen wadanka Ruwanda.

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Tartanka Taekwondo-ga aduunka ee 2015

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Tartanka Taekwondo-ga aduunka ee 2015

Waxa maalmihii lasoo dhaafay tababar xoogan usocday kooxda xulka qaranka soomaaliyeed ee taekwondow-ga iyagoo diyaar garoow adag ugu jiray ka qeybgalka ciyaaraha taekwondo-ga aduunka 2015-ka oo sanadkaan lagu qaban doono magaalada Chelyabinsk ee wadanka Ruushka.

Page 1 of 45123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone