4:14 am - Sunday September 24, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
GOS oo diyaar garow ugu jirta Cayaaraha ...

GOS oo diyaar garow ugu jirta Cayaaraha Olombikada ee Rio 2016 (SAWIRRO)

Ciyaartoyda Xulka qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa wada tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha Olombikada Aduunka oo bisha Agoosto ee sanadkan ka dhici doona Magaalada Rio Dejenario ee dalka Brazil. Maxamed Daa’uud Maxamed iyo Maryan Nuux Muuse oo kusoo baxay tartan... read more »

Booliska Spain oo xiray Tababaraha Sooma...

Booliska Spain oo xiray Tababaraha Soomaaliyeed Jaamac Karaaciin

Macalin Soomaaliyeed oo tababare u ah gabadha heysata orodka 1,500-meter ee aduunka oo lagu magacaabo, Genzebe Dibaba, oo u dhalatay dalka Ethiopia ayaa la xirey isaga iyo macalin kale oo u dhashay dalka Maraco, kadib markii booliiska dalka Spain ay weerar ku qaadeen Hotel ay deganaayeen raggaas... read more »

Cayaaraha xagaaga ee HIRDA Summer Cup 20...

Cayaaraha xagaaga ee HIRDA Summer Cup 2016 oo lasoo gaba-gabeeyay (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands, lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha Kubada Cagta Soomaalida ee xilliga xagaaga (HIRDA AFT 2016) kaasi oo ay sanadkaan ay ku loolamayeen illaa iyo 16-kooxood, kuwaasi oo isaga kala yimid gobolada kala gedisan ee dalka Holland iyo koox ka timid dalka... read more »

FIBA oo kormeereysa heerka Kubada Koleyg...

FIBA oo kormeereysa heerka Kubada Koleyga Soomaaliya (SAWIRRO)

Xiriirka Kubadda Koleyga Aduunka (Fiba World) ayaa dalka Soomaaliya usoo dirtay qabiir soo indha indheeya xaalada horumarka Kubadda Koleyga Soomaaliya heer ciyaar iyo mid maamul intaba. Qabiirkan oo lagu magcaaabo Lobomir Kotleba ayaa Kubada Koleyag ku dhex jiray in kabdan 50 sano waxuuna hadda... read more »

More from Cayaaraha

XSKK oo ganaax dul dhigay Kooxda I.L.S (SAWIRRO)

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa ganaax dul dhigay kooxda kubadda Koleyga I.L.S oo ka mid ah tobonka Naadi ee ka qeyb galaya horyaalka kubada Koleyga 2015-16. Kooxda Kubadda... read more »

Guddiga Fullinta GOS oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Guddiga Fulinta Olombikada Soomaaliyeed ayaa shirkii labaad ee sanadalaha ku yeeshay xarunta uu ku leeyahay magalaaada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, iyadoona uu shir guddoominayay... read more »

Maalinta Nabadda iyo Isboortiga oo laga xusay Somalia (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska Maalinta caalamiga ah ee u adeegsida isboortiga horumarka iyo nabadda iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed. Munaasabadan oo ka dhacday ... read more »

Wasiirka Cayaaraha iyo dhallinyarada oo lagu soo dhaweeyay dalka Britian (SAWIRRO)

Munaasabad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya... read more »

Gianni Infantino oo loo doortay Madaxeynaha cusub ee FIFA

Xoghayihii guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA Gianni Infantino ayaa loo doortay Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA, kadib markii wareegii labaad uu ku guuleystay 115... read more »