1:53 am - Friday July 28, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Cayaaraha HIRDA Amsterdam 2016 oo lasoo ...

Cayaaraha HIRDA Amsterdam 2016 oo lasoo gaba-gabeeyay (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha Futsalka ee HIRDA AFT 2016, kaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto wadanka Holland, cayaarahaan oo bilawday 23 December, ayaa waxaa lasoo gaba-gabeeyay 24-December, iyadoona ay ka qeyb qaadanayeen 24 kooxood oo ka kala... read more »

Shaafici islow oo la hadli doonna Madaxd...

Shaafici islow oo la hadli doonna Madaxda Warfaafinta Kubada Cagta Afrika.

Xiriirka kubada cagta Qaarada Afrika ee CAF ayaa usoo wakiishay agaasimaha xafiiska warfaafinta xiriirka kubada cagta Soomaaliya Shaafici Islow in uu muxaadiro u jeediyo madaxda warfaafinta xiriirada kubada cagta 54-ta dal ee Afrika marka ay isugu yimaadaan kulan ka dhacaya dalka Cameroon... read more »

Ururka Cayaartooyda Soomaaliyeed oo go&#...

Ururka Cayaartooyda Soomaaliyeed oo go’aanno muhiima gaaray (SAWIRRO)

Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Ururka Cayaartooyda Soomaaliyeed ee (Somali Athletes Commission) iyo qaar ka mid ah madaxda Guddiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa waxaa laga soo saaray go’aanno muhiim ah oo quseeya ururka. Kulankan oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha GOS mudane... read more »

Xildhibaan C/qani Jeenyo oo Horumarin Is...

Xildhibaan C/qani Jeenyo oo Horumarin Isboorti ka Bilaabay HirShabelle

JOWHAR: C/qani C/llaahi Hilowle (C/qani Jeenyo) oo ka tirsan Xildhibaanada dhawaan loo dhaariyay Maamul Goboleedka HirShabelle ayaa durba bilaabay dhiirigelinta da`yarta ku nool Gobolka Shabeelada dhexe gaar ahaan Degmada Jowhar isagoo ciyaartoy badan u furay Tababar lagu barayo Ciyaaraha Kubadda... read more »

More from Cayaaraha

Guddiga Fulinta GOS oo wax ka badalay Dastuurkii u dagsanaa (SAWIRRO)

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilood mar la qabto, kaasi oo loogu hadlo wax-qabadka GOS iyo Xiriirada Hoos... read more »

Cayaartoy Soomaaliyeed oo biladdo ka keenay tartanka Taekwondow-ga ee UK 2016

Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu soo gabgabeeyay tartankaTaekwondow-ga Ingiriiska 2016-ka oo lagu qabtay Queen Elizabeth Olympic Park – Copper Box Stadium. Tartankaan... read more »

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka Chess-ka ee ka socda dalka Azerbaijan

Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxaa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee... read more »

Soomaalida Gobolka Tennessee oo Guddi isboorti dhistay (SAWIRRO)

Dalka Mareykanka ayaa waxaa looga dabaaldegay maalinta shaqaalaha taa oo lagu xurmeynaayo shaqaalaha weynaha dalkaani oo runtii ka mid ah kuwa ugu shaqada badan dadyowga ku nool... read more »

Xulka Qaranka Iskaa-kada oo sagootin loogu sameeyay Muqdisho (SAW...

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad lagu sagootinayay Ciyaartoyda xulka qaranka shatarinjiga, waxaana xaflada kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka... read more »