1:53 am - Friday July 28, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Kubada Koleyga Soomaaliya iyo Isbaheysig...

Kubada Koleyga Soomaaliya iyo Isbaheysiga 2017 (Q. 1aad)

Qeybta 1-aad Qormada aan ugu magacdarnay Kubada Koleyga Soomaaliya iyo Isbaheysiga 2017. Dulucda Qormada iyo Su’aalaha kuusoo muuqan kara, inta aan u guda gelin, waxaan jeclahay in aan Qormada ku bilaabo Taariikh iyo Dhacdooyin lasoo maray, si aan iskula jaan qaado, isla markaana u dhuuxno... read more »

Guddiga Fulinta GOS oo wax ka badalay Da...

Guddiga Fulinta GOS oo wax ka badalay Dastuurkii u dagsanaa (SAWIRRO)

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilood mar la qabto, kaasi oo loogu hadlo wax-qabadka GOS iyo Xiriirada Hoos yimaada, waxaana shirkaan kasoo qeyb galay dhamaan xubnaha fulinta ee GOS. Guddoomiyaha GOS Cabdullaahi Axmed... read more »

Cayaartoy Soomaaliyeed oo biladdo ka kee...

Cayaartoy Soomaaliyeed oo biladdo ka keenay tartanka Taekwondow-ga ee UK 20...

Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu soo gabgabeeyay tartankaTaekwondow-ga Ingiriiska 2016-ka oo lagu qabtay Queen Elizabeth Olympic Park – Copper Box Stadium. Tartankaan oo socday ciyaaray 23 -25 September ayaa waxaa ku loolamayaan kooxaha Takewandu-ga dalka Ingiriiska waxaa... read more »

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartank...

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka Chess-ka ee ka socda dalka Azerba...

Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxaa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan, kaddib markii ay ka badiyeen ciyaatoy ka socotay ilaa iyo shan dal. Tartankaan oo bilowday 2-dii... read more »

More from Cayaaraha

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya oo garaacday Sudan (SAWIRRO)

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya ee Wiilasha ayaa guul ka gaaray kulankii ay la yeesheen Xulka Wiilasha Sudan, kadib kulan xiiso leh oo ay ku yeesheen Magaaalada Djabouti, halkaasi... read more »

Orodyahanka dalka Ethiopia Lilesa oo sheegay in uusan dalkiisa ku laaban karin

Orodyahanka Maaratoonka Ethiopia Feyisa Lilesa ayaa muujiyay astaan muujinaysa xarig markii uu gaaray tartankii Olombikada ee Rio. Feyisa Lilesa ayaa markii uu ka gudbayay goobta ugu... read more »

Cayaaraha Olimbikada ee Rio 2016 oo lasoo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

Waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Rio De Janeiro Tartanka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka oo socday muddo 16 maalmood, iyadoo munaasabad heer sare aheyd ay ka dhacday garoonka... read more »

Mo Farah oo mar kale ku guuleystay bilada dahabka ee orodka 5000m

Mo Farah ayaa markii labaad ku guuleystay bilada dahabka ee orodka 5000m, kadib markii uu u orday, waxaana orodyahankan uu mar kale dhigay taariikh. Waxaa uu loolan kala kulmayay orodyahano... read more »

Mo Farah oo kaalinta 3aad ku dhameystay Orodka 5,000 mitir (SAWIR...

Orodyahanka asalkiisa yahay Soomaali ee u orda Britain ayaa kaalinta 3aad ku dhameysttay orodka 5,000 oo mitir, isagoo ku sigtay inuu dhaco ka hor inta aanu soo idlaan Tartanka. Mo Farah ayaa ka mid... read more »