4:14 am - Sunday September 24, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Soomaalida Gobolka Tennessee oo Guddi is...

Soomaalida Gobolka Tennessee oo Guddi isboorti dhistay (SAWIRRO)

Dalka Mareykanka ayaa waxaa looga dabaaldegay maalinta shaqaalaha taa oo lagu xurmeynaayo shaqaalaha weynaha dalkaani oo runtii ka mid ah kuwa ugu shaqada badan dadyowga ku nool addunkani,waxaana maalmahaasi la fasaxaa dhamaan inta shaqada ku mashquulsan si ay ugu naaloodaan fasaxaasi oo runta laga... read more »

Xulka Qaranka Iskaa-kada oo sagootin loo...

Xulka Qaranka Iskaa-kada oo sagootin loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRRO)

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad lagu sagootinayay Ciyaartoyda xulka qaranka shatarinjiga, waxaana xaflada kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay GOS iyo Xiriirka Shatrinjiga. Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay guddoomiyaha Xiriirka... read more »

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya...

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya oo garaacday Sudan (SAWIRRO)

Xulka Qaranka Kubadda Gacanta Soomaaliya ee Wiilasha ayaa guul ka gaaray kulankii ay la yeesheen Xulka Wiilasha Sudan, kadib kulan xiiso leh oo ay ku yeesheen Magaaalada Djabouti, halkaasi oo uu ka socdo tartanka Kubadda Gacanta wadamada Zoonka Shanaad (IHF Trophy). Tartanka oo soo bilowday 23... read more »

Orodyahanka dalka Ethiopia Lilesa oo she...

Orodyahanka dalka Ethiopia Lilesa oo sheegay in uusan dalkiisa ku laaban ka...

Orodyahanka Maaratoonka Ethiopia Feyisa Lilesa ayaa muujiyay astaan muujinaysa xarig markii uu gaaray tartankii Olombikada ee Rio. Feyisa Lilesa ayaa markii uu ka gudbayay goobta ugu dambeysa ee tartanka Maaratoonka waxa uu is dhaafiyay labadiisa gacmood taasoo uu ula jeeday xariga lagu hayo... read more »

More from Cayaaraha

Guushu ma riyaa lagu gaaraa? [FAALO]

W/D: Omar Talha Dad baa dhahaya maxay tahay sababta mar walba ay ula kulmaan guuldarada Ciyaaryahanada Soomaaliyeed, laakiin, Dadkaasi isma weydiiyaan in ciyaartoydeena ay ka hortagaan mar... read more »

Mo Farah oo taariikh ka dhigay Cayaaraha Olombikada Rio 2016 (SAWIRRO)

Orodyahanka Britain balse asalkiisu yahay Soomaaliga ayaa mar kale ku guuleystey billada dahabka ah ee orodka 10,000m, isagoo intii uu tartanku socday kufay balse ka kacay oo ka hormaray... read more »

Cayaaryahanada Somalia ugu qeyb galeysa Rio oo dadaal muujisay

Cayaaryahanada dalka Soomaaliya ugu qeyb galeysa Tartanka Olombikada ee Rio 2016 ee dalka Barazil, Maryan Nuux Muuse, oo maalintii shalay Oroday 400m, ayaa kaalinta ugu danbeeya ka gashay... read more »

Tartan lagu maamuusayay maalinta dhalinyarada oo ka dhacay Muqdisho

Ciyaar Kubada Kolayga oo lagu maamuusayay Maalinta Dhalinyarada Adduunka ee 12-ka Agosto ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Kubada Kolayga ee EX Luujino degmada... read more »

Soomaaliya iyo Cayaaraha Olimbkida ee Rio (SAWIRRO)

Wadanka Soomaaliya oo ka soo kabanaya colaado sokeeye ayaa ka qayb-galaya tartanka ciyaaraha olombikada adduunka ee ka furmay magalaada Rio ee dalka Brazil ,waana dalka labaad ee kooxda ugu yar ku... read more »