4:13 am - Sunday September 24, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Cayaaraha Olimbikada ee Rio 2016 oo laso...

Cayaaraha Olimbikada ee Rio 2016 oo lasoo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

Waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Rio De Janeiro Tartanka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka oo socday muddo 16 maalmood, iyadoo munaasabad heer sare aheyd ay ka dhacday garoonka Maracana Stadium. Tartamadii kala duwanaa ee dhacay ayaa ahaa kuwo la geliyay diiwaanka taariikhda Ciyaaraha... read more »

Mo Farah oo mar kale ku guuleystay bilad...

Mo Farah oo mar kale ku guuleystay bilada dahabka ee orodka 5000m

Mo Farah ayaa markii labaad ku guuleystay bilada dahabka ee orodka 5000m, kadib markii uu u orday, waxaana orodyahankan uu mar kale dhigay taariikh. Waxaa uu loolan kala kulmayay orodyahano u kala dhashay Kenya, Itoobiya iyo Bahreyn oo todobaadkii hore si aad ah ula xafiiltamayay is reeb reebkii... read more »

Mo Farah oo kaalinta 3aad ku dhameystay ...

Mo Farah oo kaalinta 3aad ku dhameystay Orodka 5,000 mitir (SAWIRRO)

Orodyahanka asalkiisa yahay Soomaali ee u orda Britain ayaa kaalinta 3aad ku dhameysttay orodka 5,000 oo mitir, isagoo ku sigtay inuu dhaco ka hor inta aanu soo idlaan Tartanka. Mo Farah ayaa ka mid noqday shanta orodyahan ee u soo baxday kaalinta kama dambaysta ah orodyahanadii maanta ordayay.... read more »

Guushu ma riyaa lagu gaaraa? [FAALO]

Guushu ma riyaa lagu gaaraa? [FAALO]

W/D: Omar Talha Dad baa dhahaya maxay tahay sababta mar walba ay ula kulmaan guuldarada Ciyaaryahanada Soomaaliyeed, laakiin, Dadkaasi isma weydiiyaan in ciyaartoydeena ay ka hortagaan mar walba Ciyaaryahano dhan walba ka dhisan sida dhaqaalo ahaan iyo Niyad ahaanba, Qaran burburkii Soomaaliya ku... read more »

More from Cayaaraha

DFS oo dhiira geliyay Ciyaartoyda Somalia uga qeyb galaya Tartanka Olimbikada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka... read more »

Cayaaraha Somaliweek Toronto oo lasoo gaba-gabeeyay (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha xagaaga ee Somaliweek, kaasi oo sanad weliba lagu qabto dalkaasi Canada. Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir FC ayaa ku... read more »

Gudd. Baarlamaanka oo sagootin u sameeyay cayaartoyda Puntland (SAWIRRO)

Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho xalay waxaa soo qaban qaabiyey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad... read more »

Cayaaraha Somaliweek Toronto oo si habsami leh u socda

Waxaa si habsami leh ugu socda Magaalada Toronto ee dalka Canada Cayaaraha xagaaga ee Somaliweek 2016, kaasi oo sanad weliba lagu qabto dalka Canada, iyadoona ay sanadkaan ka qeyb galayaan... read more »

Xulka Puntland oo ku guuleystay Koobka Maamul Goboleedyada (SAWIR...

Xulka Puntland ayaa ku guuleystay Koobkii Maamul goboleedyada, kadib markii rigoorayaal 5-3 uga badiyeen xulka Jubbaland ciyaartii Finalka oo aheyd mid xiiso leh ayaa waxaa ka so qeyb galay kumanaan... read more »