4:15 am - Sunday September 24, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Mo Farah oo taariikh ka dhigay Cayaaraha...

Mo Farah oo taariikh ka dhigay Cayaaraha Olombikada Rio 2016 (SAWIRRO)

Orodyahanka Britain balse asalkiisu yahay Soomaaliga ayaa mar kale ku guuleystey billada dahabka ah ee orodka 10,000m, isagoo intii uu tartanku socday kufay balse ka kacay oo ka hormaray orodyahanka Kenya ee Tanui. Farah oo ah orodyahan British ah oo ku guuleysta saddex billadood oo dahab ah... read more »

Cayaaryahanada Somalia ugu qeyb galeysa ...

Cayaaryahanada Somalia ugu qeyb galeysa Rio oo dadaal muujisay

Cayaaryahanada dalka Soomaaliya ugu qeyb galeysa Tartanka Olombikada ee Rio 2016 ee dalka Barazil, Maryan Nuux Muuse, oo maalintii shalay Oroday 400m, ayaa kaalinta ugu danbeeya ka gashay Tartankaasi. Tartanka ayaa waxaa ku tartamayay 57 Cayaaryahan, waxa ayna Maryan gashay kaalinta 57, taasi oo ka... read more »

Tartan lagu maamuusayay maalinta dhaliny...

Tartan lagu maamuusayay maalinta dhalinyarada oo ka dhacay Muqdisho

Ciyaar Kubada Kolayga oo lagu maamuusayay Maalinta Dhalinyarada Adduunka ee 12-ka Agosto ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Kubada Kolayga ee EX Luujino degmada C/casiis. Tartankan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Dhalinyarada Maanta ayaa waxaa wada ciyaaray kooxaha... read more »

Soomaaliya iyo Cayaaraha Olimbkida ee Ri...

Soomaaliya iyo Cayaaraha Olimbkida ee Rio (SAWIRRO)

Wadanka Soomaaliya oo ka soo kabanaya colaado sokeeye ayaa ka qayb-galaya tartanka ciyaaraha olombikada adduunka ee ka furmay magalaada Rio ee dalka Brazil ,waana dalka labaad ee kooxda ugu yar ku leh tartankan caalamiga ah. Maraykanka ayaa waxaa uga qayb-galaya ciyaarahan koox ka kooban 554... read more »

More from Cayaaraha

Maalinta Olimbikada Adduunka oo laga xusay Soomaaliya (SAWIRRO)

Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa soo agaasima xaflad balllaaran oo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka (Olmpic Day ) oo ku beegnayd 23 June, balse sanadki labaad oo xiriir ah... read more »

Xulka Puntland oo u soo baxay Finalka Tartanka Maamul goboleedyada

Xulka Kubada cagta ee Puntland ayaa u soo baxay Finalka, kadib markii ay 1-0 uga badiyeen ciyaartii sema Finalka ciyaartoyda mataleysa Hiiraan/Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciyaartan aheyd mid... read more »

Ciyaartoyda Jubbaland oo u soo baxay Finalka Koobka Maamul goboleedka

Xulka matalaya Jubbaland ayaa u soo baxay Finalka Koobka Maamul goboleedyada, kadib markii ciyaartii Sema Finalka ay rigoorayaal uga adkaadeen ciyaartoyda Gobolka Banaadir oo tartanka marti... read more »

Cayaartii xulalka Puntland iyo Banadir oo 2-2 kusoo idlaatay (SAWIRRO)

Xulalka Puntland iyo Banadir oo maanta ku kulmay mid ka mid ah ciyaaraha tartanka maamul goboleedyada dalka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhamaaday barbaro 2-2 ah iyadoo... read more »

Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Waxaa Garoonka Kubada Cagta ee Koonis Stadium (Banadir Stadium) ee Magaalada Muqdisho maanta 15 July 2016 ka furmay Tartanka Kubada Cagta Maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb... read more »