4:14 am - Sunday September 24, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
DFS oo dhiira geliyay Ciyaartoyda Somali...

DFS oo dhiira geliyay Ciyaartoyda Somalia uga qeyb galaya Tartanka Olimbika...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Ciyaaraha Olimbikada adduunka ee RIO 2016 oo lagu qaban doono dalka Brazil. Madaxweynaha... read more »

Cayaaraha Somaliweek Toronto oo lasoo ga...

Cayaaraha Somaliweek Toronto oo lasoo gaba-gabeeyay (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha xagaaga ee Somaliweek, kaasi oo sanad weliba lagu qabto dalkaasi Canada. Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir FC ayaa ku guulaysatay koobka horyaalka Somaliweek Toronto 2016, kadib markii ay rigoorayaal ama laad-ku-laad ay kaga... read more »

Gudd. Baarlamaanka oo sagootin u sameeya...

Gudd. Baarlamaanka oo sagootin u sameeyay cayaartoyda Puntland (SAWIRRO)

Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho xalay waxaa soo qaban qaabiyey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana kasoo qeybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka, inta badan Xildhibaannada Baarlamaanka... read more »

Cayaaraha Somaliweek Toronto oo si habsa...

Cayaaraha Somaliweek Toronto oo si habsami leh u socda

Waxaa si habsami leh ugu socda Magaalada Toronto ee dalka Canada Cayaaraha xagaaga ee Somaliweek 2016, kaasi oo sanad weliba lagu qabto dalka Canada, iyadoona ay sanadkaan ka qeyb galayaan kooxo fara badan oo ka kale yimid Yurub & Waqooyiga America. Marti sharaf kale gedisan oo isugu jira... read more »

More from Cayaaraha

Kooxda Heegan oo la timid Macalin cusub iyo cayaartooy

Kooxda Kubadda Cagta ee Heegan ayaa soo bandhigtay tababare cusub kas oo leylin doono kooxda xilli ciyaareedka soo socda. Tababare Sheekh Saalax ayaa isaga tagay kooxda Heegan markii... read more »

Xulka Portugal oo ku guuleystay EURO Cup 2016

Xulka Portugal ayaa xalay markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Finalka 1-0 uga badiyeen xulka Faransiiska oo Tartankan marti... read more »

GOS oo diyaar garow ugu jirta Cayaaraha Olombikada ee Rio 2016 (SAWIRRO)

Ciyaartoyda Xulka qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa wada tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha Olombikada Aduunka oo bisha Agoosto ee sanadkan ka dhici doona Magaalada... read more »

Booliska Spain oo xiray Tababaraha Soomaaliyeed Jaamac Karaaciin

Macalin Soomaaliyeed oo tababare u ah gabadha heysata orodka 1,500-meter ee aduunka oo lagu magacaabo, Genzebe Dibaba, oo u dhalatay dalka Ethiopia ayaa la xirey isaga iyo macalin kale oo... read more »

Cayaaraha xagaaga ee HIRDA Summer Cup 2016 oo lasoo gaba-gabeeyay...

Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands, lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha Kubada Cagta Soomaalida ee xilliga xagaaga (HIRDA AFT 2016) kaasi oo ay sanadkaan ay ku loolamayeen illaa iyo... read more »