1:53 am - Friday July 28, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Xulka Puntland oo ku guuleystay Koobka M...

Xulka Puntland oo ku guuleystay Koobka Maamul Goboleedyada (SAWIRRO)

Xulka Puntland ayaa ku guuleystay Koobkii Maamul goboleedyada, kadib markii rigoorayaal 5-3 uga badiyeen xulka Jubbaland ciyaartii Finalka oo aheyd mid xiiso leh ayaa waxaa ka so qeyb galay kumanaan ruux. Labada xul ee Puntland iyo Jubbaland ayaa soo bandhigay ciyaar aad u fiican, kana muuqatay... read more »

Maalinta Olimbikada Adduunka oo laga xus...

Maalinta Olimbikada Adduunka oo laga xusay Soomaaliya (SAWIRRO)

Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa soo agaasima xaflad balllaaran oo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka (Olmpic Day ) oo ku beegnayd 23 June, balse sanadki labaad oo xiriir ah ay GOS dib u dhigeen, maadaama ay ku soo beegantay bisha Ramadaan, Gos iyo IOC-na ay isla garteen in la... read more »

Xulka Puntland oo u soo baxay Finalka Ta...

Xulka Puntland oo u soo baxay Finalka Tartanka Maamul goboleedyada

Xulka Kubada cagta ee Puntland ayaa u soo baxay Finalka, kadib markii ay 1-0 uga badiyeen ciyaartii sema Finalka ciyaartoyda mataleysa Hiiraan/Shabeellaha Dhexe, iyadoo ciyaartan aheyd mid aad u xiiso badan. Kumanaan ruux oo ka kala tirsanaa taageerayaasha labada ciyaartoy ayaa soo buux dhaafiyay... read more »

Ciyaartoyda Jubbaland oo u soo baxay Fin...

Ciyaartoyda Jubbaland oo u soo baxay Finalka Koobka Maamul goboleedka

Xulka matalaya Jubbaland ayaa u soo baxay Finalka Koobka Maamul goboleedyada, kadib markii ciyaartii Sema Finalka ay rigoorayaal uga adkaadeen ciyaartoyda Gobolka Banaadir oo tartanka marti gelinaya. Ciyaartii shalay oo ahead mid xamaasad leh ayay dad badan filayeen inay Finalka u soo baxayaan... read more »

More from Cayaaraha

FIBA oo kormeereysa heerka Kubada Koleyga Soomaaliya (SAWIRRO)

Xiriirka Kubadda Koleyga Aduunka (Fiba World) ayaa dalka Soomaaliya usoo dirtay qabiir soo indha indheeya xaalada horumarka Kubadda Koleyga Soomaaliya heer ciyaar iyo mid maamul... read more »

AUN. Abuukar Abanuur oo ku geeriyooday Holland (Taariikh Nololeedkiisa)

Innaa Lillaah Wa innaa illeyhi Raajicuun, Ma dhinte waa illaah ruux weliba oo dunida ku nool mar un ayuu ifka ka wareegi doonnaa, Allaha u naxriistee, waxaa Magaalada Den-haag ee wadanka... read more »

Xaflad lagu bixinayay Koobabkii horyaalka K/K. oo lagu qabtay Muqdisho (SAWIRRO)

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga ayaa garoonka Wiish Stadium (Ex- Luujino) ee magaalada Muqdisho ku qabtay xaflada lagu bixiyay Koobabki horyaalada Kubada Koleyga Wiilasha iyo... read more »

GOS oo soo gaba gabeeysay tartan ay dhalinyaro u qabatay [SAWIRRO]

Gudigii waday tartanka is dhaxgalka dhlinyrada oo ka socday magaaada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa soo gaba gabeeey iyada oo ay kulankii fiinaalaha ay soo xaadireen marti sharaf ka... read more »

GOS oo ka jawaabtay war kasoo baxay laanta socdaalka DFS

Guddiga Olomibika Soomaaliyeed ee GOS ayaa shir Jaraa’id ay ku qabteen Magaalada Muqdisho uga jawaabeen warbixin ay soo gasriisay waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda fedaraalka Somaaliya,... read more »