1:53 am - Friday July 28, 2017

Cayaaraha

Latest News on Cayaaraha
Cayaartii xulalka Puntland iyo Banadir o...

Cayaartii xulalka Puntland iyo Banadir oo 2-2 kusoo idlaatay (SAWIRRO)

Xulalka Puntland iyo Banadir oo maanta ku kulmay mid ka mid ah ciyaaraha tartanka maamul goboleedyada dalka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhamaaday barbaro 2-2 ah iyadoo ciyaartana ay ahayd tii ugu xiisaha iyo xamaasada badneyd ee mudadii uu socday tartankan. Kulanka oo ahaa mid dhan... read more »

Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo ka furm...

Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Waxaa Garoonka Kubada Cagta ee Koonis Stadium (Banadir Stadium) ee Magaalada Muqdisho maanta 15 July 2016 ka furmay Tartanka Kubada Cagta Maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Kooxo ka kala socda, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hiiraan & Sh/dhexe, Galmudug... read more »

Kooxda Heegan oo la timid Macalin cusub ...

Kooxda Heegan oo la timid Macalin cusub iyo cayaartooy

Kooxda Kubadda Cagta ee Heegan ayaa soo bandhigtay tababare cusub kas oo leylin doono kooxda xilli ciyaareedka soo socda. Tababare Sheekh Saalax ayaa isaga tagay kooxda Heegan markii naadiga Ciidanka Booliska uu ku hagay kaalinta afraad xilli ciyaareedkii soo dhamaaday. Macallinka cusub ayaa lagu... read more »

Xulka Portugal oo ku guuleystay EURO Cup...

Xulka Portugal oo ku guuleystay EURO Cup 2016

Xulka Portugal ayaa xalay markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Finalka 1-0 uga badiyeen xulka Faransiiska oo Tartankan marti gelinayay. Ciyaarta oo ahead mid aad u xiiso badneyd ayaa ka dhacday garoonka Stade de France ee magaalada Paris,... read more »

More from Cayaaraha

Wasiiro ka tirsa DFS oo booqday tuulada Isboortiga ee Muqdisho Stadium (SAWIIRO)

Wasiirrada Amniga, Dhalinyarada iyo Cayaaraha XFS oo ay wehliyaan Masuuliyiinta Xiriirada kala duwan ee Cayaaraha Soomaaliya, GOS, Ururada Haweenka Qaranka iyo Kan Gobalka Banaadir iyo... read more »

Horyaalka Kubadda Koleyga Gabdhaha oo Muqdisho ka Furmay

Xiriirka Soomaliyeed ee Kubada Koleyga ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya, gaar ahaan garoonka Wiish Stadium (Ex- Luujino) ka furay horyaalka Gabdhaha Kubadda Koleyga ee... read more »

Haweeneydii u horeysay oo loo magacaabay Xoghayaha Guud ee FIFA

Fatma Samba Diof Samoura ayaa noqotay haweeneydii u horeysay ee loo magacaabo xilka Xoghayaha Guud ee xiiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA. Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa kaga... read more »

Banaadir SC oo u dabaal degtay hanashada horyaalka Soomaaliya (SAWIRRO)

Kooxda Kubadda Cagta Banaadir SC oo horey u hanataya horyaalka Kubadda Cata Soomaaliya 2015-16 ayaa la gudoonsiiyay Koobka horyaalka, kadib markii kulankii ugu dambeeyay ay ka hortageen... read more »

GOS oo tartan isdhax-galka dhalinyarada ka furtay Muqdisho (SAWIR...

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa muqdisho ka furay tartan kubadda cagta oo ay ka qayb galayaan 15 iskuul waxaana xafladii furitaanka kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay Gos, Maamuulka... read more »