7:42 am - Thursday March 30, 2017

Maqal / Audio

Latest News on Maqal / Audio
Carte oo ka hor yimid Qodobo ka mid ah H...

Carte oo ka hor yimid Qodobo ka mid ah Heshiiskii Madasha [DHAGEYSO]

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federalka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodob ka mid ah heshiiskii ay gaareen Madaxda Madasha Qaranka ee ku saabsan habraaca doorashooyinka dalka. Carte ayaa ka hor yimid qodob ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee... read more »

Galayr “Muqdisho ka quustey, Somaliland ...

Galayr “Muqdisho ka quustey, Somaliland in aan la go’o ka hordhici maayo” D...

Madaxweynaha Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa deedafeeyey go’aamadii ka soo abxay shirkii Madasha Hoggaanka Qaran ee Muqdisho kaaa oo lagua steeyey geedi socodka doorashooyinka 2016. Cali Khaliif ayaa ku tilmaamey go’aamadaas kuwo laga xumaado oo aan wax wanaagsan soo kordhineyn. Cali... read more »

Eng. Baana oo wareysi xiiso badan ku sag...

Eng. Baana oo wareysi xiiso badan ku sagootiyay bahda Kubada Koleyga (DHAGE...

Kubadda koleyga dalka Soomaaliya iyo mida Qaaradda Africa FIBA Africa Zone V, waxay weeyn doontaa Mas’uul si weeyn loo tebi doono kaalintiisii horumarineed ee kubadda koleyga waana Injineer Baanna Cabdalla Cali oo dhowaan ku dhawaaqey inuu soo gabagabeeyey masuuliyadii uu ka hayey qeybahaasi... read more »

Madaxda dalka oo Hambaylyo ku aadan Ciid...

Madaxda dalka oo Hambaylyo ku aadan Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed [DH...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu Alle ka baryay in soonkii iyo Salaaddii u ka aqbalo Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada... read more »

More from Maqal / Audio

Dr Cali Cismaan oo GOS xusuusiyey 23-ka Juun Maalinta Olympikada Caalamka (DHEGEYSO)

Taariikhdu waa wax inteeda badan qoran marka aduunka la eego,waloow dalkeena Soomaaliya ay faro kutiris yihiin dadka iyagu maskax ahaan ama keydiyaba taariikhaha, weliba marka ay timaado... read more »

M-weyne Xasan “Ma jiri doonto Xukuumad la isku Shaandheynayo” [Dhageyso]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jiraa’id ku qabtay xafiiskiisa xarunta Madaxtooyada ee (Villa Somalia) ayaa waxa uu kaga hadlay... read more »

Doorashada FIFA Soomaaliya yey codka siin doontaa? Maxaase u qabsoomay XSKC

Xiriirka Kubadda Cagta dalka Soomaaliya ee iminka shaqeeya waxaa la soo doortey Bishii Ogoosto e 2014-kii waxaana Xiriirka horumar ka sameeyey Xiriirka Caalamiga, Isku xirnaanshaha Gobolada... read more »

Fariintii John Kerry ee shacabka Soomaaliyeed [Daawo]

Sharaf ayey ii tahay maanta inaan noqdo xoghayihii uga horreeyey Mareykanka oo booqasho ku yimaada Soomaaliya, waxan la kulmay hogaamiyeyaasha dawladiina iyo wakiilo ka socday urarada... read more »

Shirka Wadashiga Madaxda dalka oo lasoo gaba-gabeeyay (SAWIRRO + ...

Magaalada Garoowe waxaa ku soo xirmay shir labadii maalin u dambeeyey Garoowe uga socday dowladda Federaalka iyo maamulada Xubanaha ka ah kaa oo ah wajigii labaad ee shirka wadatashiga oo haray... read more »