stichtingwehel
Home » Archives by category » Qormooyinka

Korneyl Bare Hiiraale iyo Axmed Madoobe maxay ku kala duwan yihiin?

Korneyl Bare Hiiraale iyo Axmed Madoobe maxay ku kala duwan yihiin?

Labadaan hogaamiye waxaa ay kamid yihiin hogaamiyayaasha Soomaaliya aadka looga yaqaano, ha fiicnaadeen amaba ha xumaadaane, labo hogaamiye oo saameyn leh. Ahmed Madoobe, Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Juba Ahmed Madoobe waa Soomaali ku dhashay Baadiyaha Qabridahare, Siyaasadda wuxuu kasoo galay auruka Mayalka adag ee Kaanbooniyiinta ee uu hogaamin jiray Sheekh Hasan Turki, Ahmed Madoobe […]

Sheekadu u ekaa, Marxuum meel ma maamulee Maxéd Faarax meel ku sheeg!

Sheekadu u ekaa, Marxuum meel ma maamulee Maxéd Faarax meel ku sheeg!

Dabayaaqadii 1992-dii ayaa ALLAHA u naxariistee, Madaxweynaha dowladdii Salbalaar Jen. Maxéd Faarax Ceydiid oo xilligaasi ahaa Guddoomiyaha ururadii SLA ayaa booqasho muddo dheer qaadatay ku tegay magaalada Baardheere oo ka tirsan Gobolka Gedo, halkaasoo ay shir ku lahaayeen Madaxda ururadii ku baheysnaa Isbaheysigaas. Kooxihii xilligaasi ay siyaasadda isaga soo horjeedeen Jen. Ceydiid oo la yaaban […]

Federaal Sharafeed iyo Maamul Gobolleedyo Qabyaaladeysan

Federaal Sharafeed iyo Maamul Gobolleedyo Qabyaaladeysan

Haddaan ka fiiriyo sida aan wada ognahay islamarkaasna ay ku celceliyaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa looga fadhiyaa in sanadka 2016 da ay Dalka ka hirgaliyaan Doorasho guud oo qof iyo codkiisa ah oo shacabka Soomaaliyeed ay si madax banaan oo cabsi aysan ku jirin u doortaan qofka ay doonaan. Hase ahaatee waxaa is waydiin […]

Kobaca Islaamka iyo Mustaqbalka Yurup

Kobaca Islaamka iyo Mustaqbalka Yurup

Islaamka ayaa si mug leh ugu faafaya dalalka reer galbeedka gaar ahaanna waddama Yurub, halka dowladda Ingiriiskuna ay si gaar ah uga dhex muuqato dalalkan ay dadkeedu muslimanayaan. Dad lagu qiyaasay 100,000 oo qof ayaa tobankii sannadood ee ugu dambeeyey soo galay diinta Islaamka qaaradda Yurub guud ahaan. Dalka Ingiriiska oo dadkiisa lagu qiyaaso 61 […]

Xagee-bey ku danbeysay Guutadii loogu tala galay Amniga Muqdisho?

Xagee-bey ku danbeysay Guutadii loogu tala galay Amniga Muqdisho?

Ciidankaan oo loogu magac daray Guutada Birmad wuxuu ka koobnaa 1000 askari, waxaa la xareyey bilowgii sanadka 2013-da, Dawladii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud waxaa ay ugu talagashay in ay ku xaqiijiso amaanka magaalada Muqdisho waxaana laga kala keenay dhamaan Laamaha ciidamada Qaranka waxaa la xareeyay kadib markii dowlada uu Madaxweyne Hassan Sheikh hogaaminayo dalka ka […]

Maalin Murugo 3-da December Qaraxii Shaamow

Maalin Murugo 3-da December Qaraxii Shaamow

Maanta oo ah 3-da december waxay ku beegan tahay sanad guurada 4-aad ee ka soo wareegtay dhacdadii waxyeelada badneyd ee ka dhalatay qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Shamow oo lagu qabanayay xaflad arday ka qalin jabineesay kuliyado ka tirsan Jamaacadda Banaadir ee Gobolka Banaadir. Qaraxaas oo murugo ku beeray Ummada Soomaaliyeed ayaa waxaa fuliyay nin […]

Saxallada silloon iyo saxarka Siyaasadda Q2aad

Saxallada silloon iyo saxarka Siyaasadda Q2aad

Qaybtii hore ee qormada waxaan kaga sheekeeyey inta u dhaxaysay 2000-2012 oo saddax dawladood, intaa oo xukuumadood iyo intaa oo guddoomiye Baarlamaan oo ku wada suntanaa KU MEEL GAAR, beenta naloo sheegay ayey qayb ka tehee, waxaa nalagu yiri “KU MEEL GAAR” waa dhammaaday, asii aan dhammaane dhan kale iyo dhabba kale lagu dhigay. 10kii […]

Saxallada silloon iyo saxarka Siyaasadda! Q1AAD

Saxallada silloon iyo saxarka Siyaasadda! Q1AAD

Waxaa jiri jirtay Islaan Reer Quraysh ah, oo degganeyd Magaalada Barakaysan ee Maka, waxay ahayd Islaan hawl badan, oo aan caajis iyo wehsi midna galin. Waagu markuu beryo, ee kaaha iyo iftiinka arooryaad dillaaco ayey shaqo u farsiisataa. Hiirada hore ayey waxay billowdaa sooh iyo falkin, waxay is dhaafiso, ee midba midka kale galiso, ayaa […]

Dam-jadiid Dayac maahane Daryeel lagama hayo!

Dam-jadiid Dayac maahane Daryeel lagama hayo!

Murti ayaa leh: “Mar i dagi Allaha dago, mar labaad i dagase anaa is dagay!” waa xigmad xajiib ah oo aan Soomaalidu ku dhaqmin, mar walbana garabmarto. Mid kale, waxay leedahay: “La mood noqonse wayday!”. Sooyaalka Soomaalida marka aad eegto waxaa ku xardhan inta kol ee aragti la’aan aan NIN, NIMAN iyo KOOX ku hungownnay, […]

NAQDINTA: HAWIYE WAA DHEGOOLE DHIBAN

NAQDINTA: HAWIYE WAA DHEGOOLE DHIBAN

Indhowaaleyto Somali Website waxaa kusoo baxayey maqaallo loogu magacdaray (Hawiye waa dhegoole dhiban), waxaa doodda bilaabay Ibraahim Shiiq Cabdiweli waxaase ka jawaabay dhowr aqriste oo laga xusi karo: Ali Ibrahim iyo Shaafici Shiikh Khaliif iyo dad kale. Ibraahim Cabdiweli arrin afka laga dhowro balse runtii mudan in laga doodo oo si dhab ah loo lafaguro ayuu soo qoray. Qoraallada lagu […]

Page 1 of 41234

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone