Home » Archives by category » Arrimaha Bulshada

HAMBALYO: Cabdi Birri iyo Sahra Maxamuud oo gabar ugu dhalatay Muqdisho

HAMBALYO: Cabdi Birri iyo Sahra Maxamuud oo gabar ugu dhalatay Muqdisho

01) Aabe Maxamuud cilmi 02) Aabe Abiib aadan 03) Hooyo Maryan aadan cali 04) Hooyo Xaliimo muxumed liibaan 05) Cabdulqadir cali xasan iyo xaaskiisa Leylo mohamed 06) Axmed maxamed faarax iyo xaaskiisa Jamiilo xasan 07) Maxamednuur maxamuud cilmi (Dhagaweyne) 08) Cabdiraxiin Maxamuud cilmi (Cade ka cade) iyo xaaskiisa Faadumiini siidcali 09) Sahra muumin cilmi iyo […]

TACSI: Canab Maxamed Abtidoon oo ku geeriyootay Magaalada Roma

TACSI: Canab Maxamed Abtidoon oo ku geeriyootay Magaalada Roma

Waxaa Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga Maanta ku geeriyootay Marxuumad Canab Maxamed Abtidoon, oo ka mid aheyd jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalalka Talyaaniga iyo Britian, inkastoo ay maanta ku geeriyootay Isbitaahl ku yaala Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Dhamaan Qoyska Wariye Maxamed Roberto, Diplomaasiyiinta Safaarada Talyaaniga ee Roma, Madaxda Jaaliyada Soomaalida ee Roma iyo […]

HAMBALYO: Wariye Shaadiya iyo C/raxmaan oo ku aqal-galay dalka Holland

HAMBALYO: Wariye Shaadiya iyo C/raxmaan oo ku aqal-galay dalka Holland

Dhammaan Suxufiyiintan Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Netherlands, iyo qeybaha kala gedisan ee dhalinyarada jaaliyada Soomaalida Holland, waxa ay dhambaal Hambalyo ah u dirayaan, Wariye Shaadiya Muxumed Cabdi iyo C/raxmaan Maxamed Aadan, oo arooskooda ka dhacay 30-08-2014, Magaalada Breda ee dalka Netherland. Waxaa Lamaanaha is-gaclooday ee is-hantay eebe loogu baryayaa in ay noqdaan kuwii isku […]

Ogeysiis: Jaaliyada Khaatumo ee Holland “Xaflada taageerida Maamulka cusub”

Ogeysiis: Jaaliyada Khaatumo ee Holland “Xaflada taageerida Maamulka cusub”

Maamulka Jaaliyada Khaatumo Diaspora Organization ee Holland, waxa uu ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Netherland iyo wadamada ku hareersan in maalinta Axada 17-August-2014, xaflad lagu taageerayo Maamulka Khaatumo State of Somalia, oo ku doortay magaalada Saaxdeer Barlamaan iyo Maamul Cusub, lagu qaban doono Magaalada Rotterdam ee dalka Holland. Xafladaan waxaa isugu imaan […]

Maxay ku kala duwan yihiin Mustaf Dhuxulow iyo Sheekh Dheere?

Maxay ku kala duwan yihiin Mustaf Dhuxulow iyo Sheekh Dheere?

Waxaa dad badan is weydiinaya Sababta mar walba looga hadlo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo tan iyo markii jagadaas qabtay ka soo dhex muuqday Siyaasadda dalka iyo weliba isagoo ka shaqeeyay waxyaabo bulshada soo jiitay. Maxay tahay sababta Wasiirka Warfaafinta ay u eedeyan xubno ka tirsan Siyaasiyiinta beeshiisa iyo dad kale oo dhibaya dhaqdhaqaaqa […]

Ogeysiis Show-ga Cali-Dhaanto ee Holland

Ogeysiis Show-ga Cali-Dhaanto ee Holland

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Netherlands ama Holland inay nagala soo qeyb galaan  showga habeenka boqorka dhaantada ee Cali Bashir Cabdi (Cali Dhaanto). Show-gan oo loogu magacdaray Habeenkii Cali Dhaanto iyo Holland, waxa uu ka dhici doonaa magaalada Rotterdam ee gobolka Zuid Holland habeenka Jimcaha 22-ka bishan August 2014. Show-gan […]

Australia: Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Soomaaliya (Daawo)

Australia: Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Soomaaliya (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Xaaji Aadan oo safar shaqo ku jooga dalka Autralia, ayaa halkaasi kula kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi, isagoona warbixin ka siiyay howlaha Wasaaradiisa iyo qorsha Dowlada Soomaaliya ee ku aadan dhinaca Isgaarsiinta Soomaaliya. Khudbad dheer uu wasiirka ka jeediyay […]

Howshii samafalka (Walaal Afuri) ee bisha Ramadaan oo lasoo xirey (Sawirro)

Howshii samafalka (Walaal Afuri) ee bisha Ramadaan oo lasoo xirey (Sawirro)

Bishii Ramadaan biloowgeedii ayay aheyd markii dhalinyaro Soomaaliyeed oo kale jooga wadamo ka tirsan qaraadaha Yurub, North Amerika, Australia, Khaliijka iyo Kenya ay u dhaqaaqeen barnaamij ay ugu magac dareen Walaal Afuri, kuwaasoo ujeedadoodu aheyd una istaagey, islamarkaana kuna midoobey hal fikrad oo ah inay afuriyaan masaakiinta iyo agoomaha Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka […]

Maansada: Caloolyoow oo laga tiriyey geerida AUN C/qaadir “Aroma”

Maansada: Caloolyoow oo laga tiriyey geerida AUN C/qaadir “Aroma”

Naf walba maalinteed ayey go’aysaa, goorteeda gallin kama dama marto, oo waa la wada geeriyoonayaa, haddana, la ye; “Geeriye, Geeljire iyo waxay ku roon tahay qof aadan aqoon”. Waxaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaa hal abuurka iyo bahda qalinleyda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan ehellada, xigtada iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariiste […]

Bandhiga Ciida iyo dalka Germany “Fanaanada Laki Xaaji Waceys”

Bandhiga Ciida iyo dalka Germany “Fanaanada Laki Xaaji Waceys”

1-Augusto-2014, waxaa Magaalada Munchen ee dalka Germany lagu qaban doonaa Xaflad loogu dabaal-dagayo Farxada Ciida, iyadoona Habeenkaa ay Masraxa ka tumi doonto Fanaanada Laki Xaaji Waceys, oo habeenkaa idin kugu tala gashay bandhig aad u qiimo badan oo ay ka wadi heli doonaan reer Jaaliyada reer Germany. Bandhiga Ciida iyo Fanaanada Laki Xaaji Waceys, waxa […]

Page 1 of 9123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone