allxamarlogo
Home » Archives by category » Wararka

Holland iyo Mareykanka oo qabtay Haween taageeri jiray Alshabaab

Holland iyo Mareykanka oo qabtay Haween taageeri jiray Alshabaab

Ciidamada Amaanka wadamada Mareykanka iyo Nederlands, ayaa xirey 3-Haween oo la sheegay in dhaqaale ku taageeri jireen Xoogaga Al-shabaab ee dagaalka ka wada gudaha dalka soomaaliya iyo wadamo ka tirsan geeska iyo Bariga Afrika, iyadoona Haweenkaan la sheegay in ay dhalasho ahaan kasoo jeedaan Soomaaliya. Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in Muna Osman Jama, oo […]

Kooxo lagu eedeeyay Alshabaab oo Muqdisho lagu toogtay

Kooxo lagu eedeeyay Alshabaab oo Muqdisho lagu toogtay

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay toogatay afar nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo maxkamada ay ku eedeysay inay galeen dambiyo kala duwan. Raga la toogtay ayaa lagu kala magacaabaa: 1) Caawiye Axmed Jaamac, 25 jir, ku dhashay degmada Burco ee gobolka Togdheer, waxaa loo heystay qaraxii hotel Maka Al-Mukarama oo […]

Ra’iisul Wasaarihii hore ee DFS Saacid oo ka hadlay dilkii AUN Saado Cali

Ra’iisul Wasaarihii hore ee DFS Saacid oo ka hadlay dilkii AUN Saado Cali

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Marwadiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii loo-geystay allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame oo kooxo hubaysan ay maanta ku dileen magaalada Muqdisho. Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ugu horeyn tacsi u diray ehelkii iyo dadkii ay ka […]

Midowga Afrika oo cambaareeyay falkii lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

Midowga Afrika oo cambaareeyay falkii lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

Sii hayaha xilka Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo Lydia Wanyoto Mutende ayaa cambaareysay falkii maanta lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame iyo darawalkii la socday oo isna ka mid ahaa howlwadeenada Baarlaamanka. War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska ku-simaha Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay falka […]

Prof. Jawaari oo ka tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Saado

Prof. Jawaari oo ka tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Saado

Guddoomiyaha Baarlaamanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyay Qoyska, ehelada, Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed falkii maanta lagu dilay marxuum Xildhibaan Saado Cali Warsame. Prof Jawaari ayaa yiri “INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN, maanta gacan ka gardaran ayaa dishay Xildhibaan Saado Cali Warsame oo si […]

M/weynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

M/weynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu samir iyo iimaan naga siiyo marxuumad Saado Cali, […]

Maraykanka oo Cambaareeyey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

Maraykanka oo Cambaareeyey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

Dowladda Maraykanka ayaa si kulul u cambaaraysay dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta magaalada Muqdisho lagu dilay, iyagoo tacsi u diray qoyskii iyo eheladeedii ay ka baxday. War-saxaafadeed ay laga soo saaray xafiiska Saraafada Maraykanka ee dalka Kenya ayaa lagu yiri: “Dilkani wuxuu tusayaa dhibaatada ay Al-Shabaab ku hayso Ummadda Soomaaliyeed oo […]

QM oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali Warsame

QM oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali Warsame

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa cambaareeyay falkii maanta lagu dilay Saado Cali Warsame oo ay kooxo hubeysan oo ay rasaas ku fureen, iyada iyo wadihii gaariga ee la socday. “Waan cambaareyneynaa falka lagu dilay Saado Cali iyo waana in la ilaaliyaa doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku dhex leeyihiin […]

R.W Cabdiweli oo ka hadlay falkii lagu dilay AUN Saado Cali Warsame

R.W Cabdiweli oo ka hadlay falkii lagu dilay AUN Saado Cali Warsame

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey dilka Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah maanta ku toogteen magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa falkan ku tilmaamay mid bahalnimo ah oo looga golleeyahay in lagu wax yeelleeyo […]

Xildhibaan Saado Cali Warsame oo Muqdisho lagu dilay

Xildhibaan Saado Cali Warsame oo Muqdisho lagu dilay

Waxaa wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, l naxriistee Fanaanada Saada Cali Warsame oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Dabley hubeysan oo la socday gaari nooca raaxada ah, ayaa rasaas xoogan oodda kaga qaaday gaari nooca raaxada ah oo ay la socotay Xildhibaanad Saado Cali Warsame, waxaana lala dilay wadihii gaarigeeda. Dilka Xildhibaanada, ayaa […]

Page 1 of 383123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone