Home » Archives by category » Wararka » Wararka Holland

Ururka GSD oo kulan daah fur ah ku qabtay wadanka Netherlands (Sawirro)

Ururka GSD oo kulan daah fur ah ku qabtay wadanka Netherlands (Sawirro)

The Hague, November 16. 2014 – Waxaa Magaalada Den-haag ee wadanka Netherland, maalintii shalay 15-November, lagu qabtay kulan lagu soo dhawaynayay, Agaasimaha Guud ee Ururka Global Somali Diaspora, mudane Abdi Harir Barud, kaasi oo Jaaliyadda Soomaalida ee wadanka Netherlands ugu warbixiyay, Howlaha Ururka Horusocod Somali Diaspora (GSD), oo ah Urur bishii June ee sanadkaan lagu […]

Maamulka Jaaliyadd Puntland ee Holland iyo Beljium oo ku kulmay Amsterdam (Sawirro)

Maamulka Jaaliyadd Puntland ee Holland iyo Beljium oo ku kulmay Amsterdam (Sawirro)

Maamullada Jaaliyadaha Puntland ee Holland iyo Belguim, ayaa kulan ay ku kala war qaadanayeen, isla markaasna wax iska waydiinayeen hawlaha horyaalla, ku yeeshay xarunta jaaliyada Somvao ee magaaladda Amsterdam ee caasimadda Dalka Holland. Kullan-kaan ayaa waxaa soo abuubalay madaxda Jaaliyadaha Puntland ee dalka Holland, ugu horrayna waxaa ayaadaha Qur’aan ka ku furay Sh.Yaasin Cismaan, intaas […]

HIRDA oo Africa Day kusoo bandhigtay Natiijooyinka baaritaanka FGM ee Soomaaliya (Sawirro)

HIRDA oo Africa Day kusoo bandhigtay Natiijooyinka baaritaanka FGM ee Soomaaliya (Sawirro)

Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands gaar ahaan xarunta Koninlijk Instuut Tropen, Maalintii shalay 01-November-2014, lagu qabtay Barnaamijka sanad-laha ah ee loogu magac-daray Maalinta Afrika (Africa Day), kaasi oo ay soo abaabulaan Urur la yiraahdo Max van der stoel oo horay loo oran jiray evertmeer stichtin, oo hoos taga Xisbiga Shaqaalaha Wadanka Netherlands ee (PVDA). […]

Dallada Soomaalida Holland ee FSAN oo xustay sanad-guuradoodii 20-aad (SAWIRRO)

Dallada Soomaalida Holland ee FSAN oo xustay sanad-guuradoodii 20-aad (SAWIRRO)

Waxaa Magaalada Den-Haag ee Wadanka Netherlands 23-Oktober-2014, lagu qabtay xuska Sanad-guurada 20-aad ee kasoo wareegatay markii la Aas-aasay Dallada ay ku mideysan yihiin inta badan Ururada iyo Jaaliyaddaha Soomaalida ee ka dhisan wadanka Holland ee . Federatie Somalische Associaties Nederland (FSAN). Madax ka socotay Ururada Soomaalida, Jaaliyaddaha, Hey’addaha ka shaqeeya Arrimaha Soomaalida, Dowlada Hoose ee […]

Amnesty oo Dowlada Holland ku eedeysay in Qaxooti ku celisay Soomaaliya

Amnesty oo Dowlada Holland ku eedeysay in Qaxooti ku celisay Soomaaliya

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ka digtay talaabooyinka ka dhanka ah dadka magan-gelyo doonka ah ee tegaya dalka Nederland, kuwaasi oo dib loogu celinaya dalka Soomaaliya. War-bixin ay hay’addu soo saartay ayaa lagu sheegay in Nederland ay Soomaaliya ku celisay dad badan oo magan-gelyo doon ah, kuwaas oo qaarkood la geeyey meelaha ay […]

Wargeyska AD ee Netherlands oo wax ka qoray magangalyada qaxootinimo ee Waayaha Cusub

Wargeyska AD ee Netherlands oo wax ka qoray magangalyada qaxootinimo ee Waayaha Cusub

AMSTERDAM (WM) – Wargeyska caanka ee AD ee ka soo baxa dalka Netherlands ayaa sheeko dheer ka qoray xaalada kooxda fanaaniinta caanka ee Waayaha Cusub ee dhowaan magangalyada weydiistay waaxda socdaalka ee dalkan, waxa uuna sheekadiisa oo aan idiin soo tarjunay ku bilaabatay sidan: Waxay dhalinyaradan isku dayeen inay dalalka Kenya iyo Somalia uga soo […]

Eng. Guuleed Axmed “Website-ka Dayniile Magaceega ayuu ka been abuurtay”

Eng. Guuleed Axmed “Website-ka Dayniile Magaceega ayuu ka been abuurtay”

Siyaasiga Eng. Guuleed Axmed oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Netherlands, ayaa naqdiyay war been abuur ah oo lagu baahiyay Website-ka Dayniile, kadib markii Magaciisa loo istecmaalay Aflagaado lagula kacay Mas’uul ka tirsan Hey’adda HIRDA ee fadhigeedu yahay Magaalada Amsterdam ee dalka Holland. Eng. Guuleed Axmed waxa uu sheegay in aysan […]

Holland: Kulan Duco oo loo sameeyay AUN Guddoomiyihii Xisbiga Hiil-Qaran

Holland: Kulan Duco oo loo sameeyay AUN Guddoomiyihii Xisbiga Hiil-Qaran

Kulan loogu ducey-nayay Allaha u-naxriistee Guddoomiyihii Xisbiga Hiil-Qaran, Marxuum Xaaji Ibraahim Macalin Mursal, ayaa gelinkii danbe ee shalay lagu qabtay Magaalada Den-haag ee Xarunta Siyaasadda dalka Netherlands, kaasi oo ay kasoo qeyb galeen, Culimo-udiin, Wax-garad, Madaxda Ururada Bulshada, Hogaanka Xisbiga Hiil-Qaran, qaar ka tirsan Ehelada Marxuumka iyo Qeybaha kala gedisan ee Bulshada ku dhaqan dalka […]

Holland: Xuska Maalinta Nabada Aduunka & Kooxda Waayaha Cusub (Sawirro)

Holland: Xuska Maalinta Nabada Aduunka & Kooxda Waayaha Cusub (Sawirro)

Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Holland Habeenkii xalay 21-September, 2014, lagu qabtay Munaasabada Maalinta Caalamiga ee Nabada Aduunka (International Peace Day) kaasi oo ay soo Abaabuleen Hey’adda la yiraahdo (MasterPeace), waxaana Munaasabadaan kasoo qeyb galay Fanaaniin caan ah oo isaga kala yimid wadamada Caalamka. Tobonaan Kun qofood oo caalamka isaga kala yimid ayaa Munaasabadaan ka […]

Guddoomiyihii Xisbiga Hiil-Qaran AUN Ibrahim Macalim Mursal oo geeriyooday

Guddoomiyihii Xisbiga Hiil-Qaran AUN Ibrahim Macalim Mursal oo geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa Maanta dalka Netherlands gaar ahaan Maggaaladda Enschede ee dhacda Gobolka Overijsse ku geeriyooday, Guddoomiyihii xisbiga HIIL-QARAN, Xaaji Ibrahim Macalim Mursal, oo horey ugu tirsanaa hogaankii Dallada Isu-taga Jaaliyadaha Soomaalida dalka Netherlands ee marka Magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan FSAN. Marxuum Xaaji Ibraahim Macalin Mursal, ka sokow, Hogaanka Xisbiga Hiil-Qaran iyo Dallada […]

Page 1 of 11123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone